Maarayn RMS Logo Maarayn RMS Ku Laabo Bogga Hore

Terms of Service (Shuruudaha Adeegga)

Waxaa halkan ku xusan shuruudaha, xeerarka, iyo xeer-hoosaadka lagama maarmaanka ah ee lagu maamulo isticmaalka nidaamka Maarayn RMS.

1. Ogolaanshaha Shuruudaha (Acceptance of Terms)

Markaad isticmaalayso ama aad diiwaangeliso akoonka Maarayn RMS, waxaad si buuxda u ogolaatay dhammaan shuruudaha iyo xeerarka ku xusan boggan. Haddii aad u hoggaansami weydo shuruudaha, nidaamku wuxuu leeyahay xuquuqda inuu kaa joojiyo adeegga.

2. Akoonka & Mas'uuliyadda (Account Security)
3. Bixinta Subscription-ka Bille ah (Payment Terms)
4. Isticmaalka Reebban (Prohibited Conduct)
5. Dammaanadda & Xiriirka

Maarayn RMS wuxuu bixiyaa 99.9% uptime dammaanad ah iyo taageero 24/7 ah.

Ku Laabo Bogga Hore Ee Maarayn RMS